Hooyada Ikraan Tahliil “Kuma qanacsanin Guddiga uu magacaabay Farmaajo” (VIDEO)

Qaali Maxamuud Guhaad, oo ah hooyada dhashay Ikraan Tahliil oo saxaafadda kula hadashay magaalada Muqdisho ayaa sheegtay in aanay ku qanacsaneyn guddigii baaritaanka uu magacaabay Madaxweyne Farmaajo, iyadoo caddeysay inay ku qanacsan tahay dacwada ay Maxkamadda Ciidamada u gudbisay.

Hooyo Qaali Maxamuud ay uga digtay Xildhibaan C/shakuur Mire iyo Wasiiru-dowlaha Gaadiidka Cabdiraxmaan Dheere inay faraha kala baxaan Kiiska Ikraan.

Idilnews