Ra’iisul Wasaare Rooble oo la kulmay Guddiga Doorashooyinka heer Federaal (VIDEO)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xil-gaarsiinta ah ee DFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa la kulmay xubno ka tirsan Guddiga Maamulka Doorashooyinka Heer Federaal (FEIT).

Guddiga FEIT ayaa Ra’iisul Wasaaraha warbixin ka siiyay halka ay marayaan howlaha Doorashada, iyadoo uu Ra’iisul Wasaare Rooble ka jawaabay codsiyo la xiriira sidii loo dardargelin lahaa howlaha doorashooyinka dalka.

Idilnews