Maryan Xuseen oo ku guuleysatay kursi kamid ah Baarlamaanka Norway

Maryan Xuseen, oo ah Gabar Soomaaliyeed ayaa noqotey Afrikaankii ugu horreeyey ee kamid noqda Baarlamanka dalka Norway, kaddib doorasho ka dhacday dalkaas.

Xildhibaan Maryan ayaa sidoo kale noqonaysa qofkii ugu horreeyey ee muslima ee xijaaban ee ka mid noqda Golaha sharci-dejinta Norway.

Idilnews