TOOS U DAAWO: Doorashada Senator-kii Afaraad oo caawa ka socota Jowhar

Doorashada Kursi ka mid kuraasta Aqalka Sare ee laga soo doorto Hirshabelle ayaa goordhow ka bilaabatay magaalada Jowhar, iyadoo ay ku tartamayaan saddex Musharax oo kala ah Prof Cismaan Dufle oo difaacanaya Kursiga, Raagge Xasan Xuuti iyo Safiir Maxamuud Tarsan.

Idilnews