Wasiir Haweenka XFS “Laftagareen wuxuu Ciidan ku weeraray Guriga hooyaday”

Wasiirka Haweenka iyo Hormarinta Xuquuqda Aadanaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xaniifa Maxamed Ibraahim “Xaabsade , ayaa ku eedeysay ciidanka nabad sugidda maamulka Koonfur Galbeed iney hooyadeed kasoo xiri gaareen hoygeeda.

Wasiir Xaniifa ayaa intaas ku dartey iney jireen waayadan kala fikir duwanaansho u dhaxeeya iyada iyo Madaxweynaha maamulka koonfur Galbeed, Cabdulcasiis Xasan Maxamed “Lafta Gareen”.

Idilnews