WAREYSI: G/Sare Muumin oo ka hadlay xaalada Amniga gobalka Mudug

Taliyaha Qeybta Booliska gobalka Mudug G/Sare Muumin Cabdi Shire, oo wareysi siiyay Idil TV ayaa ka warbixiyay xaalada amni ee gobalka mudug, howlgalada socda iyo arrimo kale.

Idilnews