Akhriso: Habraaca Doorashada Aqalka Sare ee gobolada Waqooyi oo la soo saaray

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed ayaa wadajir u soo saaray habraaca doorahada xubnaha aqalka sare ee gobolada Waqooyi.

Habraacan ayaa waxa uu sal u noqonayaa doorashada kuraasta Aqalka Sare ee 11 xubnood ah,kuwaasoo ay soo dooran doonaan ergo ka kooban 46 xubnood.

Idilnews