Akhriso: TPEC oo ku dhawaaqday Liiska musharixiinta Golayaasha deegaanka 3 degmo

Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland ayaa saaka shaaciyay xogta iyo liiska musharaxiinta golayaasha deegaanka ee Qardho, Eyl iyo Ufayn ee ay soo gudbiyeen Ururada Siyaasadda Puntland. Guddiga TPEC ayaa sheegay in liiska lagu dhajin doono dhamaan goobaha cidnixinta ee 3 da degmo.

Idilnews