Maxaa looga hadlay shirka Golaha Wasiirada Koonfur Galbeed ? (VIDEO)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa shir gudoomiyey shirka Khamiislaha ee Gollaha Wasiiradda Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed.

kulanka ayaa Todobaadkan looga hadlay Arimaha Amniga,Xakamaynta Cudurka Covid19, iyo Dardargelinta Qorshiyaasha loogu adeegayo Shacabka.

Idilnews