Puntland oo ka joojisay musharixiinta BJFS inay kaxeystaan gaadiidka dagaalka (Akhriso)

Wasiirka Wasaaradda Amniga iyo DDR-ta dowladda Puntland Mudane Cabdisamad Maxamed Gallan, ayaa go’aan uu soo saaray uga mamnuucay masharixiinta kuraaska Golaha Shacabka BJFS iyo kuwa u taagan doorashada Golaha deegaanka saddex degmo oo kamid ah Puntland inay kaxeystaan gaadiidka dagaalka.

Idilnews