VIDEO: Diyaaradaha Kenya oo duqeymo ka fuliyay Gobalka Gedo

Diyaaradaha dagaalka dalka Kenya ayaa xalay waxaa ay duqaymo xoogan ka geysteen degaano hoostaga Degmadda Ceelwaaq ee gobolka Gedo.

Diyaaradaha oo joog hoose ku socday ayaa duqeeyay degaannada kala ah, Warbeele. buralaha samaroole iyo golgola Cali, halkaas oo ay kunool yihiin dad Xoolo dhaqato ah.

Idilnews