Wasiir Dubbe oo loo doortay Sanetor Aqalka Sare ah

Wasirka Warfaafinta Soomaaliya Prof Cismaan Abokor Dubbe ayaa ku guuleystay kursia Afaraad ee xubnaha Senatarada Aqalka Sare ee Barlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Cismaan Abuukar Dubbe, ayaa ka guuleestay Senotor Cabdi Kariim Maxamed xasan, isagoo helay 28 Cod, Halka Senotor Cabdi kariim oo horay Aqalka sare ugu ka tirsanaa uu helay Codad gaaraya 17 cod.

Idilnews