Wasiir Saalax oo loo doortay Senator kamid ah Aqalka Sare

Saalax Axmed Jaamac, Wasiirka Tastuurka XFS ayaa ku guuleystay Kursiga 2-aad ee sanatarada Aqalka sare oo ka imaanaya gobolada waqooyi.

Saalax ayaa la tartamay Ibraahim IIdle Suleymaan guddoomiyii hore ee Maxkamadda sare ee dalka, Senator Saalax Axmed ayaa helay 29 cod, halka Ibraahim Iidle Suleymaan uu helay 12.

Idilnews