G/Sare Maxamed Aadan oo ka hadlay weerarkii lagu qaaday gurigiisa Garoowe (VIDEO)

Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Nugaal G/Sare Maxamed Aadan Jaamac, oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Garoowe ayaa ka warbixiyay weerar xalay lagu soo qaaday hoyga uu ka degan yahay caasimadda Puntland ee Garoowe.

Idilnews