Maxay ka wada-hadleen Ra’iisul Wasaare Rooble iyo Amiirka Qatar ?

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xil-gaarsiinta ah ee DFS Mohamed Hussein Roble ayaa kulan la qaatay Amiirka dalka Qadar Shiikh Tamim Bin Hamad Al-Thani.

Labada masuul ayaa ka wada-hadlay arimo kala duwan oo quseeya xiriirka labada dal ee walaalaha ah.

Idilnews