Cabsi dagaal Oo Caawa ka jirta Guriceel

Guriceel Caawa,waxaa ka jira Xiisad lagu sheegay in Ciidan Qoor-qoor ka amar qaata kusoo wajahan yihiin.

Ciidamada Ahlusunna,ayaa si weyn udiyaar garoobay,iyadoo heegan sare la galiyay.

Qoor-qoor Waxgarad usoo jeediyay in uu wada hadal la furo Ahlusunna,ayuu ku gacansayray,waxuuna shuruud ka dhigay in marka hore ay ka baxaan Guriceel kuna soo celiyaan gacantiisa.