Fiqi Oo Ugu danbayn iska casilay Wasiirkii Amniga Galmudug

Fiqi waa iskaga dagay Doontii Qoor-qoor er sii quusaysay.

Si cad,ayuu iskaga diiday in uu qayb ka noqdo dagaal sokeeye oo ka dhex qarxa Habargidir.

Arinka Fiqi isku casilay Wasiiro kale,ayay ubadan tahay in ay saamayso oo ay Xukuumada Qoor-qoor iskaga baxaan.

Fiqi Mudug,ayaa tabi doonta doorkiisii wada shaqaynta labada dhinac ee Puntland iyo Galmudug.

Hadii Fiqi ka tagay la shaqaynta Qoor-qoor Puntlsnd,waxaa la gydboon in ay dib uga degto.

Jibril Qoobey.