Video:-Ina Kaahin”Anigaa SL ka ceyrshay Rooble isagoo hay’ad Qaramada Midoobey ushaqeeya”

Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland, Maxamed Kaahin Axmed ayaa yiri “Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya [Maxamed Xuseen Rooble], hay’adda shaqaalaha ee jimciyada quruumaha ka dhaxeysa ayuu [halkan] madax uga ahaa, saddex wasaaradood oo la shaqeynaayry ayaa isku raacay in uusan ahayn masuul qaran iyo umad u joogi kara”.

Halkan ka daawo muuqaalka

https://m.facebook.com/story.php?story_fbid=10159582586136878&id=742346877