Video:-Televisionka CNN,ayaa Barnaamij ka diyaariyay Shirkada diyaaradaha Ethiopia Airlines in ay hub udaabushay Eritereya.

Televisionka Caalamiga ah CNN Ayaa Barnaamij xaasaasi kadiyaariyay shirkada diyaaradaha Ethiopia Airlines innay hub udaabushay Eritrea

Mumcuuc ayay katahay diyaaradaha ragaabka dad waynaha in loo adeegsado arimaha Militaryga Airlines waxaa maal galin jiray ama ay shiis kula jirtay Company Maraykanka ah.

Halkan ka daawo muuqaalka