Prof. Maxamed Afrax oo geeryooday

Alle ha u naxariistee Prof. Maxamed Daahir Afrax, ayaa ku geeryooday magaalada London ee dalka Ingariiska.

Prof. Afrax ayaa ahaa qoraa si weyn looga yaqaan dhulka Soomaalida iyo caalamka, waxaana uu ahaa aasaasaha Akaadeemiyadda Afka Soomaaliga.

Idilnews