Sawirro: Guddiga TPEC iyo PUNSAA oo kala saxiixday heshiis muhiim ah

Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland iyo Dallada Ururada Bulshada Rayidka ah (PUNSAA) ayaa kala saxiixday is-afgarad lagu aasaasayo xarunta lasocodka doorashada (Election Situation Room – ESR) oo lagala socondoono habsami usocodka doorashada maalinta 25 Oktoobar 2021.

Xarunta waxaa ka ku shaqayndoona goobjoogayaasha caalamiga ah iyo kuwa maxalliga ah, xarumaha warbaahinta, ururada bulshada rayidka ah iyo diplumaasiyiinta.

Idilnews