Hot Topics

Juxa “Wax weyn ayuu uga dhigan yahay reer Gaalkacyo Bandhiga Buugaagta Nabadda” (VIDEO)

Cabdi Faarax Siciid (Juxa), oo wareysi siiyay Idil Tv ayaa sheegay in Bandhiga Buugaagta Nabadda Gaalkacyo uu wax weyn ugu yaalo dadka reer Gaalkacyo.

Idilnews