Saameyn intee le’eg bay bulshada Puntland ku leedahay doorashada qof iyo codka ah ? (VIDEO)

Shacabka kunool degmooyinka Qardho, Eyl iyo Ufeyn ee Puntland ayaa 25 bishan October u dareeri doona doorashadii ugu horeysay ee qof iyo cod ah oo ka dhacda abid Puntland. Hadaba saameyn intee le’eg ayay shacabka ku leedahay doorashada ?

Idilnews