Maareeye oo dacwad ka gudbiyay mid kamid ah salaadiinta Waqooyi ee jooga Muqdisho (VIDEO)

Wasiirkii hore ee XFS Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye), ayaa gal-dacwadeed ka dhan ah Suldaan Maxamed Jaamac Cumar, u gudbiyay Xeer ilaalinta Guud ee Qaranka Soomaaliyeed, isagoo ku eedeeyay inuu si shaqsi ah ugu xadgudbay isaga iyo masuuliyiin kale.

Idilnews