Maxkamada Danbiyada Dagaalka Oo shaacinaysa Magacyada Madax Itoobiyaan ah

epa000454054 Ethiopian special forces soldiers patrol the streets of Addis Ababa, Friday 10 June 2005. Most shops were shuttered and taxis were again on strike for the third day in a row while families collected the dead for burial following riots over election results and government warnings that any more civil unrest would be dealt with sternly. EPA/STEPHEN MORRISON

55-Madaxda Itoobiya ka mid ah,ayay Maxkamada danbiyada dagaalku shaacin doontaa dhawaan.

Madaxdaas,ayaa lala xiriirinayaa xasuuq ba’an oo ka dhacay gudaha Gobolada Tigreega iyo Amxaarada.