Xukun lagu riday Askar kamid ah Ciidanka DFS (VIDEO)

Maxkamadda Ciidamada ayaa Xukun Min 10-sano oo Xabsi Ciidan ah ku riday iyo bixinta alaabtii ay Qaateen oo U dhiganto $12945 Faarax Cabdullaahi Calasow “Faaraxey” iyo Maxamed Abshir Maxamed “Camey”.

Labada xukunsane oo midi Maqane yahay ayaa ka kala tirsanaa Asluubta & Boliiska.

Carwo kaah oo ku taal degmada Hodan gaar ahaan Soobe ayay ka soo muuqdeen CCTV iyaga oo dhac baahsan gaysanayo 29-kii June Sanadkan.

Idilnews