Madaxweyne Deni oo maanta kusoo laabanaya Garoowe

Madaxweynaha Puntland Dr. Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta dib ugu soo laabanaya magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland.

Madaxweyne Deni ayaa muddo ku maqnaa dalka dibeddiisa, isagoona booqasho aan la shaacin ku tagay dalalka Itoobiya, Imaaraadka Carabta iyo Kenya.

Idilnews