VIDEO: Xuska dhalashada Nebbi Muxammed (NNKH) oo lagu qabtay Burtinle

Isku soo bax balaaran oo lagu weynayow dhalashada Nebi Muxammed (NNKH), ayaa lagu qabtay degmadda Burtinle ee gobalka Nugaal, waxaana ka qeybgalay maamulka degmadda, culimo-awdiin iyo boqolaal shacab ah.

Idilnews