Madaxweynaha Jubbaland oo ku dhawaaqay tartamayaasha kuraasta hartay ee Aqalka Sare

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Maoobe), ayaa soo gudbiyay magacyada musharaxiinta 4-tii kursi ka dhimanaa Senitorada Aqalka Sare kasoo Jubaland,Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Liiska Musharixiinta ayaa ka kooban 8 Musharax, kuwaas oo ku tartami doona afar kursi, waxaana kuraasta labo ka mid ah ku tartami doona afar Haween ah.

5: Leyla Nuux Maax
Xareedo Maxamed Sheekh.

6: Ibraahim Aw-gaab Cismaan
Farxiyo Macalim Cabdi.

7:Maryam Faarax Kadiye
Zamzam Maxamed Bishaar

8: Xasan Daahir Yarow
Cali Maxamed Cali

Idilnews