Puntland iyo UN oo ka wada-hadlay hormarinta degmooyinka doorashada ka dhaceyso (VIDEO)

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Puntland Maxamed Dhabancad oo uu Wehlinayo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha DPL Maxamed Cali Nuur Jubba ayaa kulan laqatay Madax kasocday UN JPLG.

Kulanka ayaa looga wada hadlay arrimaha Dar dar galinta shaqoyinka Mashaariicda Hormarinta dagmooyinka Puntland, sii amba qaadida shaqooyinka Mashariicda sanadka cusub ee soo socdo iyo Hormarinta 3 Degmada ee dhawaan ka qabsoomi doonaan Doorashooyin qof iyo cod.

Idilnews