Xuska dhalashada Nebbi Muxammed oo lagu qabtay Jalam (VIDEO)

Waxaa deegaanka Jalam ee degmadda Burtinle ee gobalka Nugaal lagu qabtay isku soo bax balaaran oo lagu xusayay Munaasabadda dhalashada Nebbi Muxammed (NNKH), iyadoo ay ka qeybgaleen culimo-awdiin, waxgarad iyo boqalaal shacab ah.

Idilnews