Axmed Madoobe oo codsi deg-deg ah loo gudbiyay (Akhriso)

Guddiga hirgalinta doorashooyinka heer Dowlad Goboleed SEIT Jubbaland, ayaa codsi u gudbiyay madaxwaynaha Dowladda Jubbaland kaas oo ah in uu soo gudbiyo badalka mid kamid ah xubnihii kujiray liiska oo sabab la’aan ka baaqday in uu is-diiwaan galiyo si loo siiyo shahaadada musharraxnimada.

Idilnews