Madaxweyne Laftagareen oo ka hadlay xalinta khilaafka Farmaajo & Rooble (VIDEO)

Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Koofur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Maxamed Laftagareen, ayaa ammaanay heshiiska madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha dalku ka gaareen arrimihii ay isku hayeen, isagoo u mahadceliyay cid kasta oo kaalin ku lahayd heshiiskan.

Idilnews