Maxay kala yihiin Qodobada ay ku heshiiyeen Rooble iyo Farmaajo?

Qodobada heshiiska Rooble iyo Farmaajo”

1-In sii yahay Agaasimaha Hay,adda Nabad Sugida iyo Sirdoonka Qaranka sii ahaado Yaasin Faray ilaa laga soo Magacaabo Agaasime.

2- in Bashiir Goobe loo Magacaabo Wasiiru Dowle.

3- in Wasiirka Amniga ahaado Cabdulaahi Maxamed Nuur.

4-in la dardargelinta Doorasho ku qabsoonta sida ugu dhow.

5- in laiska kaashado la dagaalanka Argigixisada Alshabaab.