Shir Amniga ku saabsan Oo ka dhacay Goldogob

Taliska Booliska Gobalka Mudug,ayaa kaga qayb galay degmadda Goldogob shir uu soo agaasimeen Guddiga hormarinta degmadda Goldogob,kaas oo looga hadlayeey Amniga degmadda iyo hormarinteeda.

Shirkan ayaa waxaa diiradda lagu saaray sidii looga hortagi lahaa dad diidan hormarka degmadda,waxaana la isla gartay in gacan bir ah lagu dhigu cid walba oo khalkhal galinaysa amniga Degmadda.