TOOS U DAAWO: PDRC Talks iyo Doorashooyinka hordhaca ah ee Puntland

Waxaa xarunta hormarinta iyo cilmi-baarista Puntland (PDRC) ee magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland caawa ka socda Madasha PDRCTalks oo uu marti ka yahay Afyare Cabdi Cilmi, oo ah aqoonyahanada Soomaaliya, isagoo ka hadlaya Doorashooyinka Puntland: Waa Hordhaca Doorashooyin Toos ah oo Heer Federaal ee Soomaaliya’.

Idilnews