Diyaaradaha dagaalka Abiy Oo geli waayay Hawada Maqalle

Ciidamada Difaaca Cirka ee Tigreegu waxay Maanta ku guulaysteen in ay Dabxir ku sameeyaan Hawada Caasimadooda Makelle oo ay soo geli waayaan Diyaaradaha Abiy.

Meel dhexe ayay wax ku daadiyeen Diyaaradihii Ciidamada Abiy ee qorshuhu ahaa in ay Maalinkii 3-aad garaacaan Maqale.

Ciidamada Tigreega,ayaa isticmaalayay Gantaalo casri ah oo Maraykanku farsameeyo.

Waa Gantaalada Garabka laga rido ee qaybta ka ahaa difaaca Hawada Maqale ee caasimada Tigreega.

3-jeer ayay isku dayeen Diyaaradaha Abiy in ay soo galaan Hawada Maqale,balse waa usuuroobi wayday.

Gantaaladan waa kuwo casri ah oo ay ku qalabaysan yihiin Ciidamada Tigreegu.

Jibril Qoobey.