Mustafe Cagjar oo Magacaabay Gudoomiyayaal iyo ku xigeeno M.Xaafiiseedyo

Mustafe Cagjar oo umagacaabay Gudoomiyayaal cusub Gobolada Deegaanka Somalida Itoobiya.

Sidoo kale waxuu magacaabay Ku xigeeno Madax Xaafiiseeedyo heer Deegaan.

Liiska ku-xigeennada Madax-xafiiseedyada heer Deegaan ee Mustafe Cagjar magacaabay.