Ciidammada sugaya Amniga doorashada Qardho oo lasoo bandhigay (VIDEO)

Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland Gen. Cabdi Xasan Xuseen, ayaa maanta ku wareejiyay Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland Ciidammada loogu talagalay sugida Amniga Doorashooyinka hordhaca ah, gaar ahaan Ciidanka sugaya Amniga doorashada Qardho.

Ciidammada oo loo carbiyay, loona wacyigaliyay ilaalinta Anshaxa, habsami usocodka iyo amniga doorashada ayaa tagi doona 25-ka seejo ee degmada qardho 25-ka Actobar Doorashadu ka dhacayso.

Idilnews