VIDEO: Sidee shacabka Gaalkacyo u arkaan heshiiska Farmaajo & Rooble ?

Shacabka magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug oo la hadlay Idil Tv, ayaa aragti dhiibtay heshiiska ay gaareen Madaxweynaha muddo-xileedkiisu dhamaaday ee DFS Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaare Rooble, oo habeen ka hor xaliyay khilaaf muddo ka dhex taagnaa.

Idilnews