Madaxweynaha Puntland “Anigu maanta waan idiin imi, Madaxweyne kastana wuu idiin iman” (VIDEO)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo maanta lagu soo dhoweeyay deegaanka Gerihel oo ka tirsan degmada Qardho, ayaa dhaggax dhigay guriga martida oo ay dowladdu deegaankaasi u dhisayso.

Madaxweyne Deni oo fagaare kula hadlay bulshada deegaanka Gerihel oo ka tirsan degmada Qardho “Anigu maanta waan idiin imi, Madaxweyne kastana wuu idiin iman doonaa, waayo wuxuu soo doonanaya talada aan anigu gacantiina kusoo ceshay”.

Idilnews