Muxuu Madaxweyne Deni u ballanqaaday shacabka deegaanka Libow ? (VIDEO)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa siweyn loogu soo dhoweeyay labada xaafadood ee deegaanka Libow ee degmada Qardho.

Madaxweynaha oo ka jawaabaya baahiyaha deegaanka Libow ayaa ballan qaaday in Dowladdu dhameystirayso xarunta waxbarashada ee deegaankaasi.

Idilnews