Wararkii ugu dambeeyay ee Tirinta codadka doorashada 3 degmo

Tirinta cododka ayaa si habsami leh uga socota degmooyinka Qardho, Eyl iyo Ufeyn, waxaana jira warar kasoo baxay sida loo kala helay codadka, si gaar ah magaalada Qardho iyo deegaanada hoostaga.

Tuulada Gerihel”

700-cod waxaa wada helay Ururka Mideeye.
Tuulada Liboow”

Kaah-190.
Mideeye-102
Sinaan-13
Shaqaalaha-1
Run iyo Cadaalad-5
Tuulada Dhaxan”

Sinaan iyo Cadaalad-450.
Mideeye-54
KAAH-30
Jibril Qoobey.