Guddoomiyaha Gobalka Cayn oo ka hadlay doorashooyinka 3 degmo (VIDEO)

Gadoomiyaha gobolka Cayn Cabdifatax Ciise Maxamed ayaa hambalyo u diray shacabka Puntland ee codeynaya dorashada qof iyo codka ah ee looga dareeray degmooyinka Qardho, Eyl iyo Ufeyn, isagoona ku baaqay in la xoojiyo midnimada.

Idilnews