LIVE: Tirinta codadka doorashada oo ka bilaabatay degmadda Ufeyn

Tirinta codadka doorashada ayaa ka bilaabatay degmadda Ufeyn, kaddib markii goor-dhaweyd ay soo xirmeen dhamaan 11 goobood ee shacabka degmaddu ka codeynayeen. Doorashada ayaa aheyd mid shacabku kusoo dooranayeen wakiillada ku matalaya Golaha deegaanka degmadda.

Idilnews