Sawiiro: Doorashada ka socota magaalada Qardho

Dadka kunool magaalada Qardho ee xarunta gobalka Karkaar, ayaa safaf dhaadheer ugu jira codeynta doorashada hordhaca ah ee saddexda degmo, waxaana ay soo dooran doonaa 33 xubnood ee ku matala Golaha deegaanka degmada Qardho.

Idilnews