Sawirro: Sida ay degmada Eyl uga socoto doorashada

Shacabka kunool degmada Eyl ee gobalka Nugaal ayaa safaf dhaadheer ugu jira codeynta doorashada hordhaca ah ee saddexda degmo, waxaana ay soo dooran doonaa 27 xubnood ee ku matala Golaha deegaanka degmada Eyl.

Idilnews