TOOS U DAAWO: Sidee u socota codbixinta Doorashooyinka Puntland ?

Shacabka kunool degmooyinka Qardho, Eyl iyo Ufeyn ayaa safaf dheer saaka ugu jira Doorashooyinka hordhaca ah ee Golayaasha deegaanka saddex degmo.

Idilnews