TOOS U DAAWO: Wararkii ugu dambeeyay ee doorashooyinka Puntland

Shacabka Puntland, gaar ahaan shacabka degmooyinka Qardho, Eyl iyo Ufeyn ayaa weli ku jira safafka codeynta doorashada hordhaca ee Golaha Deegaanka saddexda degmo, waxaana soo gaba-gaboobi raba waqtigii loogu talagalay doorashooyinka.

Idilnews