Gudiga Doorashooyinka Puntland Oo Shaaciyay natiijada doorashada Degmada Ufeyn

Gudiga Doorashooyinka Puntland,ayaa Shaaciyay natiijada doorashada Degmada Ufeyn ee Gobolka Bari.